Browsing: Banaadir
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.
Madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta lagu weeraray xarunta Xalane ayaa qasaare u geystay dhismooyinka Xafiisyada UN-ka ee Giudaha Xalane.
Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay weerar madaafiic ah oo duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Xalane, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM, isla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal mooto Bajaaj lagu dulay degaanka Weydow ee duleedka magaalada.
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow.
Ciidamada Amniga ayaa dilay askari toogasho ka geystay degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu galay Guri la degan…
Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Barta laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsanaa ciidamada milaeriga lagu dilay.
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid, Kadib markii dhowaan shaqada laga joojiyey Guddoomiyihii hore.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen guddoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Xamarweyne…
Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, odayaal iyo qaar ka mida ildhibaannada ka tirsan labada Gole ee kasoo jeeda Beesha Muddulood…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kula kulmay qaar ka mida caruurtii uu ka…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay inay la xiray dad Garsoor u doontay kooxda Alshabaab, isagoo u digay dadka…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa isbedello waaweyn ku sameeyay Saraakiisha Talisyada Qeybaha Ciidamada Xoogga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la waregtay isbitaalka weyn ee Hooyada iyo Caruurta Banaadir, iyadoo maamul cusub loo magacaabay.
