Browsing: Banaadir
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Xasan Sheekh Maxamuud, Siyaasiga…
Kulan Duco iyo Baroordiiq ah ayaa hadda ka bilowday Hotel ku yaalla magaalada, iyadoo loo sameynayo Weriye Cawil Daahir Salaad…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ka saaray xubno si weyn ugu kacsanaa xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo diyaariyey warbixintii Musuqa ku…
Shirka toddobaadlaha arrimaha bulshada ee uu guddoomiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayna ka qeyb galeen wasiiro iyo maamulka Gobolka…
Ciidamada amniga G/Banaadir aya gacanta ku dhigay koox burcad ah oo dhac baahsan u geysan jirtay dadka degan xaafaadaha degmada…
Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Xuseen Nuur Maxamed oo ah ku-simaha Guddoomiyaha ayaa shaqo joojin ku…
C/qaadir Abuukar Shaacir oo ahaa dil-suge ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukunta dil toogasho 06-dii Disembar 2017 ayaa saaka…
Dadweyne careysan ayaa maanta banaanbax rabshado watay ka dhigay Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid, gobolka Banaadir, kadib dil wiil dhalinyaro…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobtii uu qaraxa weyn ka dhacay Khamiistii iyo Tiyaatarka Qaranka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku dileen shaqaale ka…
Waxaa saaka dil toogasho ah lagu fuliyey magaalada Muqdisho nin ku eedeysnaa Alshababnimo iyo inuu ka dambeeyay qaraxyo dhowra ah…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa galabta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, miisaaniyadda…
Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste weriye Cawil Daahir Salaad iyo saddex ka mida shaqaalaha Telefishanka Universal…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca amniga Maxamed Cabdullaahi Tuulah ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho…
In ka badan 20 qo oo u badan ciidamo ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay ninkii hoggaaminayey qaraxyadii maanta Muqdisho ka dhacay oo…
Waxaa sii kordhaya faahfaahinta laga helayo qasaaraha ay dhaliyeen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tiyaatarka Qaranka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
