Browsing: Banaadir
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gaari saddexaad oo looga shakisan yahay inuu sido waxybaaha qarxa ayaa lagu…
Qarax labaad oo aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada, gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka oo ah Bar laga ilaaliyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax goor dhoweyd oo caawa ah ka dhacay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu goor dhow ku dhawaaqayo Go’aan cusub oo ku saabsan…
Ururadda ku bahoobay Dallada SOCENSA ayaa shirweynaheedii guud ee magaalada Muqdisho maanta ku doortay guddoomiye cusub.
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay suuqa ugu weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Saldhigga Tababarka ciidamada Turkiga ee Muqdisho TurkSom ayaa la bilaabay in lagu tababarro ciidamada Booliska, waxaana tababar loogu soo xiray…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidmada amniga ay maanta xireen Wadooyinka muhiimk ah ee casimadda, iyadoo la…
Kaaliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Cali Wardheere (Cali Yare) ayaa weerar ku qaaday Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaliya Prof. Cali Maxamed Geedi…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si weyn u difaacay dowladda uu madaxda…
Sheekh C/qaadir Soomow oo ka mida Culimada magaalada Muqdisho ayaa wax ka bedelay shir ay soo abaabushay Madaxtooyada oo ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research.
Waxaa hadda shir jaraa’id qabanaya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay hor joogsadeen xaflad uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo la dul dhigay hotel la sheegay inuu xaflad ku qabsan lahaa…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa maanta xus u sameynaya weerarkii sanad ka hor ay ciidamada NISA ku…
