Browsing: Banaadir
Wararka aan ka heleyno magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay saakay gebi ahaanba ay xiran yihiin wadooyin…
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Dowladda Somaliya ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xabsigii ciidamada Nabadsugidda ee Godka Jilacow, waxaana shir jaraa’id ku qabtay xubno…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Soomaaliya jdp oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ee dhowaan la diiwan geliyay ayaa maanta…
Wafdiga madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay…
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka socda qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo booqasho rasmi ah ku…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho. Ra’iisal…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub ee…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahada Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa shaaciyey in madaxweynaha Soomaaliya uu amar ku bixiyey in xabsi guri la geliyo guddoomiyaha Baarlamaanka…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa laga hor istaagay inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Sida ay…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo dhoweynu sameeyay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu in muddo ah uga maqnaa cadaadis…
Bannaanbaxyo looga horjeedo mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka socda xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo uu soo qabanqaabiyey…
Faahfaahin dheeraad ah ay kasooo baxaysa Askar lagu qarxiyey agagaarka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa madaxda dowladda Soomaaliya iyo xildhibaannada ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka oo ka mida mashaariic lagu dhisayo…
Kooxda Alshabaab ayaa war ay ka soo saartay ganacsade lagu dilay xaafadda Ex. Kontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho ku sheegatay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa saakay fal dil ah ka geysteen degaanka…
Shirkada Albeyrak ee maamusha dekadda Muqdisho ayaa soo bandhigtay qalab casri ah, kaasi oo waxbadan ka tari doona socdaalka iyo…
