Browsing: Banaadir
Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa oo loo qorsheeyay in lagu dilo.
Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ahaa mid lala beegsaday Gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday maqaayad ku taalla agagaarka isgoyska Fagax.…
Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta…
Xisbi uu hoggaamiyo Siyaasiga Xasan Muungaab oo la guddoonsiiyey Shahaadada Diiwaangelinta [Sawirro]
Waxaa maanta Shahaaddda diiwaangelinta la guddoonsiiyey Xisbiga cusub Cadaaladda iyo Horumarka Soomaaliya oo ka mid ahaa dhowr xisbi oo maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu fal dil ah maqribnimadii caawa ka dhacay isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa u baroordiiqay saxafiga Sacuudiga ah ee lagu dilay dalka Turkiga, waxayna codsadeen inuu…
Faafhaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydo ee u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada caasimadda ah…
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay qarax miino oo ka dhacay Muqidsho ku dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in iska hor imaad ciidamo kala duwan ku dhex maray isgoyska Km4 ee…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in xabsiga la dhigay saraakiil ka wada tirsanaa ciidamada Booliska iyo Milateriga oo ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dilal kala duwan oo ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey in isaga iyo xildhibaanno kale ay degan yihiin Hotelka Saxafi, isla markaasina loo qorsheeyay…
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in safiirkeeda cusub ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto uu tegay Soomaaliya, si uu u hoggaamiyo ergada Mareykanka…
Kooxda Alshabaab ayaa shaaciyey ninka labaad ee isku qarxiyey Hotelka saxafi ee magaalada Muqdisho oo Jicmihii hore lagu qaaday weerarro…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsan Ururka Khilaafada Islaamiga ee Daacish.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan mid ka mida raggii fuliyey qaraxyadii ka dhacay Hotelka Saxafi Jimcihii 9-ka…
