Browsing: Banaadir
Xaalad cusub ayaa kasoo korortay ciidamada dowaldda ee ku sugan Gobolka Sh/hoose, kadib markii ay xayireen Gaadiidkii isaga gooshi jiray…
Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 13 Novembar furmay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dad shacab ah meel u dhow…
Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab culus kasoo saartay war ay faafisay mid ka mida warbaahinta Muqdisho oo ku saabsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada booliska ay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho ku soo qabteen koox…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah ay gacanta ku dhigeen mid ka mida dabley fal…
Dab lama filaan ah ayaa qabsaday qeybta keydka hadalka ee Idaacadda Radio Muqdisho oo ku dhex yaalla xarunta Wasaaradda Warfaafinta.
Taliska ciidamada Booliska ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha qeybaha iyo degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo isbedelkaasi ku soo beegmay qaraxyadii…
Xalay xilli danbe ayaa waxaa dab qabsaday Baar ku yaalla gudaha Garoonka Aadan cadde ee Muqdisho, iyadoo saacado aroortii hore…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa afka furtay oo weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsaame Joodax oo hore u…
Taliyeyaasha Ciidamada oo Amarro ku soo rogay Saraakiisha Baraha Koontaroolada ee Muqdisho [Akhriso]
Taliyeyaasha ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saaray qodobbo ay sheegeen in wax looga qabanayo xaaladda amniga, kuwaasoo laguna xisaabtamayo saraakiisha…
Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan Dib-u-habeynta nidaamka Maaliyadda Dalka ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka ee dhowaan…
Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Jeneraal Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa ku eedeeyay saraakiil sare oo…
Ciidamada Booliska ayaa xalay howlgal culus ku qaaday duleedka Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii danbe ay weerarro dad badan lagu dilay…
Waxaa aad u sii kordhay Qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo…
Waxaa si weyn sare ugu kacay qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi.
Kusimaha Madaxweynah , ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii qaraxyada ee ka dhacay ee Alshabaab…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qaraxyadii is daba joogga ahaa ee galabta lagu qaaday Hotelka Saxafi ee…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu beegsaday Hotelka Saxafi ee KM4.
