Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo is daba joog ahaa oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu weeraray hotelka…
Waxaa magaalada Muqdisho Galabta Shan Daqiiqo gudahood ka dhacay Saddex qarax oo aad u culus ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho…
Duulimaadkii ugu horeeyay ayey maanta magaalada Muqdisho ku timid diyaaradda Shirkadda Ethiopian Airlines, iyadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay muddo…
Dowladda Turkiga ayaa balanqaaday inay dib u dhis iyo qalabeyn ku sameyneyso ciidamada xoogga dalka, siiba ciidamada Badda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle lagu dilay qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay agagaarka Beerta Nabadda ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Wasiirka Difaaca Dalka Turkiga Halusu Akar oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa kormeer ku tegay maanta Saldhigga Turkiga ee magaalada…
Wararka laga helayo degaanka Ceelashada biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen laba…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa War yaab leh kasoo saartay dilkii ay ciidamadeed shalay aroortii u geysteen dad…
Dowladda Soomaliya ayaa war cad kasoo saartay dhacdadii ciidamada AMISOM ku dileen afar qof oo shacab ah degaanka Suuqa Xoolaha.
AMISOM ayaan weli wax war ah kasoo saarin dadkii ay shalay aroortii ku dileen magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Brundi…
Dad shacab ah oo ka careysan dadkii ay shalay magaalada Muqdisho ku dileen ciidamada AMISOM ayaa bannaanbax ka sameeyay degmada…
Taliska ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay Askarigii ka damnbeeay dilka Safiya Cabdiraxmaan oo ehayd haweeney…
Ehelada dadkii saaka ay ciidamada AMISOM ku dileen Isgoyska Ex. Kontrol Balcad ayaa lagu soo bandhigay Isbitaalka Medina ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helay dil bareer ah oo magaalada Muqdisho xalay loogu geystay haweeney lagu magacaabi jiray Safiya…
Dadweyne careysay ayaa bannaanbax ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ka dhigay magaalada Muqidsho, kadib markii ay ciidamadaasi dileen dad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu is casilay guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda lagu dilay duleedka caasimadda.
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba askari oo ka tirsan ciidamada milateiga…
Iyadoo isbedellada lagu sameynayo maamulka degmooyinka Gobolka Banaadir ay xilkii laga qaaday guddoomiyaha degmada Howlwadaag, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay.
