Browsing: Banaadir
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunkii ugu horeeyay ku riday mas’uuliyiin iyo shaqaale dowladeed oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq iyo lunsi…
Mas’uul ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ahayd amar uu bixiyey taliye saldhig ku yaalla mid ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho ayaa shegay koox hubysan ay fal dil ah ka fulisay suuqa weyn ee Bakaaraha, Magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax culus lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa NISA oo gaari ay…
Dagaal baraha bulshada ku dhex maray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa is-afgarad iyo waanwaan lagu…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa jawaab culus u diray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u weerarray war uu maanta…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray Duqa magaalada Muqdisho oo si weyn u dhaliilay mucaaradka dowladda, wuxuuna…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay xalay ku qaaday ciidamo ka tirsan…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta saldhiga Degmada Hodan kusoo bandhigay koox ka kooban 10 qof oo lagu eedeeyay inay lacago…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka caasimadda.
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku riday laba nin ooo burcadnimo ku eedeysanaa.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xariga laga jaray xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda oo dhismaheeda ay maalgelisay dowladda Swedan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad rayid…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansixiyeen miisaaniyadda…
Dilka khaarjijin ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii dabley hubeysan ay toogteen nin ganacsade ahaa oo ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox burcad ah lagu qabtay xaafad ka trisan degmada Kaaraan ee Gobolka…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay ciidamo boolis ah iyo kuwo ka tirsan milateriga…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda ee dalka Qatar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka…
Wadooyinka waweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran shir caalami ah oo ka dhacay caasimadda.
