Browsing: Banaadir
Waxa amanta magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeyb galayaan wasiiro…
Wufuudii ugu horeysay ee ka qeyb galeysa shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay marti gelin doonto shir ay ka soo qeybgeli doonaan 15 da oo ka…
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa lasoo gaarsiiyey magaalada…
Maamulka Gobolka Banaadir amar ku soo rogay Bararka iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xubin ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay toddobaadkii hore magaalada Muqdisho.
Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in Ciidamadeedaa ay qabteen xubin ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ee qaabilsan…
Ciidamada Booliska ayaa saaka Suuqa Bakaaraha ku dhaawacay, kuna qabtay dabley hubeysan oo dhac ka geysaneysay gudaha Suuqaasi.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa boqolaal ciidamo ka tirsanxoogga dalka Soomaaliyeed kula hadlay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, isagoo…
Maxkamadda Ciidanka qalabka sidda ayaa xukun ku riday Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dhaawacay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla suuqa…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa amartay in xoriyadooda la siiyo afar eedeysane oo loo heystay burcadnimo, iyagoo…
Wasiirka Amniga oo sheegay inuu tallaabo ka qaadayo Saraakiil ku lug lahaa Weerar ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa si kulul uga hadlay howlgal dhimasho iyo dhaawac sababay oo…
Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaaciyey lacag been abuur ah oo lagu qabtay garoonka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray koox maleeshiyo ah iyo ciidamada booliska xaafad ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday isla markaana toogasho ku dishay Maamul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox dabley ah wiil dhalinyaro ah ku dileen magaalada Muqdisho.
Ciidamada Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay shaqsi basaas u ahaa kooxda Alshabaab.
Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Royal Hotel…
