Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay rasaas ku fureen…
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ku qabatay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidanka amniga ay saaka toogasho ku dileen nin hubeysan oo ku lebisnaa…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo ku qabsatay maanta isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. markii ilaaladiisa iyo…
Wafdi ka kooban wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya iyo Ertirea Dr. Workneh Gebeyehu iyo Osman Saleh ayaa goor dhoweyd kasoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay koox hubeysan ay toogasho ku dilay nin ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaannada…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa sheegay amniga caasimadda Muqdisho uu hoos tago dowladda Federaalka, isla amrkaana…
Waxaa saaka la xiray Wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo badan la dhigay isgoysyada iyo wadooyinka magaalada, waxaana la joojiyay isu…
Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknolojiyada ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland, ahna xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa mar kale lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Magaalada…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Magaalada Muqdisho. iyagoo gacanta ku soo dhigay Xubin…
Munaasabad lagu furay kalafadhiga 4aad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhcday Hotel ku yaalla magaalada…
Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii magaalada Baydhaba ayaa Galabta la keenay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo duuliyey Baydhaba.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa u munaasabad baroordiiq ah u sameeyay sanadguuradii koowaad ee xasuuqii 14-ka Oktoobar ee…
Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa…
Waxaa Isgoyska 14-ka Oktoobar (Ex. Soobe) ee magaalada Muqdisho ka socda isu soo bax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee qaraxiii…
Maxkamadda Millatariga Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskool Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ku fulisay toogasho lagu xukumay Dil-suge Xasan Aadan…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilka.
Maamulka Jaamacadda SIMAD ayaa beeniyey war laga baahiyey arday bannaanbax ka dhigtay cabasho ay ka muujiyeen dhibaato ka taagan Kuliyadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maant dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka oo la sheegay in lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan ee…
