Browsing: Banaadir
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo fadhigoodu ahaa Xaafadaha Degmada Dharkeynlay ee Gobalka…
Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaraddaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkoodu ahaa mid…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa Laba iyo toban (12) askari ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ku eedeysay inay soo…
Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii uu dhacay qarixii weynaa ee Soobbe oo ahayd 14-ka Obtoobar, sanadkii tagay, waxaana…
Taallo lagu xusayo dadkii lagu laayey Qarixii 14-ka Oktoobar oo laga taagay Isgoyska Zoope [Sawirro]
Xalay ayaa waxaa Isgoyska Soobe laga taagay Taallo Bir ah oo la sheegay in lagu xusayo dadkii lagu laayey qarixii…
Xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay booqday Garoon xaafadeed lagu ciyaari jiray kubadda cagta oo muddo ka badan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay maanta Suuqa Bakaaraha ku dileen nin burcad ah, halka…
Wararka laga helayo qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo Boolis ah la geeyay xaafadaha…
NISA oo Garoonka Muqdisho ku qabatay Koox ku shaqeysata Doolar Been abuur ah (Xildhibaan ku lug leh)
Hay’adda Nbadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in ciidamada NISA ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay gacanta ku dhigeen…
Howlgal ka dhan ah Mootooyin falal amni darro ka wada magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Qarax Gaari waxyaabaha lagu soo xiray ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo loogu xiray mid ka mida Shaqaalaha maamulka Gobolka…
Maxakamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukunno xabsi ah ku riday xubno lagu soo eedeeyay inay ka…
Ganacsatada Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa qeylo dhaan ka soo saaray xaaladda suuqaasi oo ay faro ba’an ku…
Askari lagu soo eedeeyay inuu ku caan baxay dhaca dadka Muqdisho ayaa maxkamad lagu soo taagey magaalada Muqdisho, iyadoo xukun…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay waaxda Sedexaad ee Degmada kaxda ee…
Kooxda Alshabaab ayaa digniin u dirtay Dalladaha Waxbarashada Gobolka Banadir ka jira, iyagoo sheegay inay faafinayaan manhaj khaldan oo Hay’adda…
Munaasbad tababar loogu soo xiray, laguna dhaariyey saraakiil ku soo biiray ciidamada xoogga dalka ayaa maanta ka dhacday saldhigga Milatgeriga…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in dekada Muqdisho laga soo dejiyo Gadiid cusub oo nooca Mooto Bajaaj loo yaqaan.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe sugida amniga caasimadda Muqdisho laga bilaabayo degmooyinka G/Banaadir, iyadoo loo diyaariyey 3000 oo ciidan…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegeysa ciidamo lagu tababaray Saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho, iyadoo la qabanayo xaflad wareejin ah.
