Browsing: Banaadir
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa u ogolaaday Safaarada Qatar inay dalka ka dhoofsato Duurjoog.
Shuruudo adag oo ka hor yimid Qorshihii Dowladda ee Daabicidda Lacagta Shillin Soomaaliga (Dhageyso)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay shuruudo adag iyo culeyso badan ay ka hor yimadeen soo daabicista lacagta cusub…
Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa si lama filaan ah toogasho ku dilay laba nin oo ka tirsanaa koox burcad…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inuu shaqadii ka joojiyey la-taliyihiisii qarsoonaa ee dhinaca Saxaafadda, kadib markii uu ka qeyb galay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota Munaasabad lagu daah furayo Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda iyo Horumarka oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii…
Wakiilka cusub ee xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Muran ka dhashay shaqo ka eryid lagu sameeyay madaxa qeybta hagista diyaaradaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku yeeshay…
Kooxo Bucrad abaabulan oo dhac u geysta dadka iyo ganacsatada ayaa sii kordhaya, iyagoo fara ba’an ku haya Ganacsigii suuqyada…
Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerarkii is-miidaaminta ah ee Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ciidamada Talyaaniga…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saraakiil ajnabi ah oo la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Fahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Midwoga Yurub ee taageera dowlada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Talyaaniga.
Qarax xoog leh ayaa laga maqlay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, iyadoo qeybo badan oo ka tirsan magaalada laga dareemay qaraxaasi.
Waxaa caasimadda Muqdisho kusoo kordhaya falalka adfuub ah oo lagula kacayo caruur iyo dhalinyaro da’ yar, iyadoo xaafadaha qaarkood ay…
Qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka bilowday kacdoon ay wadaan dhalinyarro xaafadeed qaab madani ah isu abaabulay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan oo wadatay Mooto Bajaaj ay toogasho ku dileen gabar yar…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay inuu isagu bixiyey amarka lagu xira suuqa Malaayga ee xeebta…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir oo dib u habeyn lagu sameeyay.
