Browsing: Banaadir
Afarta Madaxweyn ee maamul Goboleedyada marka laga reebo Hirshabealle ayaa war ka soo saaray heshiiskii madaxweynaha Hirshabeelle la galay dowladda…
Ciidamada amniga magaaada Muqdisho ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay askari lagu eedeeyay dilka gabar ardayad 9 sano jir…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafad ka mida magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is-rasaaseyn ka dhacday magaalada Muqdisho lagu dilay gabar yar oo 9 sano…
Falka naxadin leh ayaa maanta ka dhacay Xaafada Sarkuusta ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay uu Guri ku xirtay kadibna…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Darawal Mooto bajaaj lagu diley degmada Karaan ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen mas’uul ka tirsan Shirkadda Xawaaladda Amal oo…
Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya fadhi ka mida kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka, iyadoo looga doodayo amniga caasimadda Muqdisho.
Dadweynaha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa maanta isugu soo baxay banaanbax ay uga horjeedaan Dil maamulka G/Banaadir iyo ciidamada…
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax caawa lala beegsaday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaari uu la…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa maanta dagaal la galay dabley hubeysan, iyadoo dagaalkaasi geystay qasaare kala duwan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarun degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir lagu kala cararray kadib gaari…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday shan dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax xalay ka dhacay suuqa Bakaraha, kaasoo ka dhashay waxyaabo la dhigay agagaarka, Isgoyska…
Nin xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho ayaa la xiray kadib markii ciidamada amniga ka shakiyeen xilli habeen ah isagoo dhiig…
Taliska ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu qabtay xubin ka tirsan Alshabaab.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar CusmaanYarisow ayaa maalmihii ugu danbeeyay bilaabay olole nooc cusub ah oo uu ku doonayo inuu…
Todobaadka Dhaqanka oo loo soo gabagabeeyay Dufcadii 22-aad ee Ardayda Jaamacadda Muqdisho (Sawirro)
Dufcadii 22-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo loo soo gabagabeeyay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho.
Howlgallo balaaran ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Booliska oo lagu wareejiyay amniga caasimadda oo fara badan la…
