Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa ay koox hubeysan dil ka geystaan degmada Hodon, gaar ahaan agagagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil ka geysteen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar…
Waxaa la adkeeyay amnga xarumaha degmooyinka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kadib markii muddo 8 maalmood gudahood ah la qarxiyey…
Xisbiga Kulan oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si khaldan magaciisa…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle si kulul u weerarray maamulka Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in amniga caasimadda uu mar dhow faraha ka…
Ciidamada Booliska oo howlgal ku khaarijiyey Horjooge ka tirsanaa Alshabaab & 3 xubnood oo la qabtay
Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Gobalka Banaadir ku dilay Horjooge ka tirsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho loo diiday inay galaan soo dhoweyn Garoonka…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Jen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa saaka in muddo ah lagu xayiray Garoonka…
Xarunta degmada Hodon ayaa maanta lagu qaaday qarax is-miidamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Qarax xoog leh ayaa saaka lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyado laga maqlay inta badan magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ruxay qeybo badan oo…
Wararla laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degnoo ka tirsan gobolada Shabeellaha Dhexe iyo…
Yariisow oo Dhagax dhigay Dhulkii muranka ka taagnaa ee loo xiray Guddoomiyihii Xamarweyne [Sawirro]
Gudoomiyaha gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay dhul muran ka taagan yahay oo ku yaalla degmada Xamarweyn,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka caasimadda ay ka war heleen Miino lagu aasay Isgoyska Bakaaraha ee…
Munaasbad lagu maamuusayo dhagaxa dhigga dib u dhiska xarunta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhagaxa…
Wararka laga hekayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda Siinay,…
Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo magacaabay Gudoomiyeyaasha maxkamadaha G/Banaadir [Akhiso Magacyada]
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka…
Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg oo dhowaan shaqada laga joojiyey, lana xiray ayaa la sii daayey.
Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay inay hawlgal qorsheysan oo ciidamadeeda ka fuliyeen Muqdisho in lagu soo qabtay xubno…
