Browsing: Banaadir
Iyadoo hooyooyinka ay qey ka noqdeen doodaha ka socda Baraha bulshada iyo arrimaha siyaasadda ayaa waxaa baaq soo saartay Hooyada dhashay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo opo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa booqday xarunta degmada Howlwadaag oo dhowaan qarax…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxii Canshuuraha Dekadda weyn ee Muqdisho Axmed C/llaahi Samow loo diiday in damaanad…
Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne, Cumar Shariif Maye oo loo yaqaanno Cumar Shariif Jeeg ayaa galinkii dambe ee shalay lagu xiray…
Degmada Dhargenley oo ka mida 17-ka degmo ee ka qayb galayey tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir aayaa laga…
Dabley hubeysan ayaa magaalada Muqdish ku dishay askari ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya, kadib weerar ka dhacay degmada Waaberi.
Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg ayaa shaqada laga joojiyey, iaydoo lagu soo eedeeyay arrimo yaab leh…
Diyaarad ay la socdeen masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya xalay dib looga soo celiyay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayrobi.
Dabley hubeysan ayaa Waaxda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan ku laayey askar ka tirsan ciidamada dowladda oo gaaraya Afar askari.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii qaraxa ee lagu qaaday xarunta degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka geystay Magalada Muqdisho.
Nin lagu sheegay inuu isku qarxiyey xarunta degmada Howlwadaag aya beeniyey warar ay ka baahisay mid ka mida idaacadaha Muqdisho.
Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kadib markii askari ka…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Ex-kontrol Afgooye, kaasoo ahaa gaari lagu xiray miino.
Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ay gacanta ku dhigeen…
Nin Meyd ah oo ay dishay Koronto ayaa lagu arkay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si la…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka ayaa xukunno kala duwan maanta ku diray eedeysanayaal ka tirsan Alshbaab oo u qaabilsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda lagu dilay Gudaha Suuqa Bakaaraha,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is miidaamin ah oo maanta Alshabaab ku weerartay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada…
Warar Cusub ku soo kordhay Qarixii lagu weerarray Xarunta Degmada Howlwadaag & Mas’uul ku dhaawacmay
Qarax aad u xooggan oo is miidaamin ah lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur weyn uu…
