Browsing: Banaadir
Weerar Qarax is-miidamin ah ayaa maanta lagu qaaday Xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur xoog leh kasoo gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Howlwadaag ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa weerar lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Dowladda Soomaaliya ayaa diiwaan gelin casri ah kusoo rogtay ciidamada dowladda, iyadoo Ra’iisal wasaare Kheyre oo maana kormeeray dugsiga tababarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarxay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, isagoo dhaliyey dhaawacyo soo gaaray…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabteen labo nin oo ilmo yar kasoo Afduubtay Xaafad ku taalla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nin ku hubeysnaa Bistoolad xalay lagu qabtay degmada Waaberi, kadib markii ay ciidamo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu…
Qarax Miino ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee maanta xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic ku soo dhaceen xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay lacag diiwaangelin oo maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay jaamacadaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamaa dowladda hoose ee Minishiibiyada uu toogasho ku dilay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa maanta hogaamiyey olole nadaafadeed oo lagu qaaday…
W axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinta Berri ah…
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada…
Ciidammada Amisom ayaa alaabadoodii u dambeeyay maanta ka qaatay, kana guuray garoonka ciyaaraha ee ugu wayn magaalada Muqdisho oo saldhig…
Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tababar u soo xirtay qeyb kale oo ka mida Ciidamada sida gaarka ah…
Amar kasoo baxay AMISOM ayaa lagu xiray albaabadii laga geliyay xerada ugu weyn ee Xalane, marka laga reebo hal irid…
