Browsing: Banaadir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo lagu wareejiyey dowladda Soomaaliya, kadib…
Xubin ka tirsan kooxda amniyaadka Alshabaab ee ah kuwa fuliya dilalka qorsheysan ee loo yaqaan ‘Madax jebiska’ ayaa lagu qabtay…
Agaasimaha sirdoonka dalka Suudaan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo la sheega inuu ahaa Miino lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho ugu muhiimsan maanta loo xiray wafdi ka socda dalalka…
Dadka magaalada Muqdisho ayaa saaka ka war helay wadooyin xiran iyo ciidamo muuqaalkoodu u eg yahay kuwii xasilinta oo dib…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay lambaro dibadda ah oo muddooyinkan dambe soo wacaya telefoonada ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Dab xoog leh ka kacay Baar ku yaalla agagaarka Isbitaalka Erdogan Ex. Digfeer,…
Guddiga doorashada ayaa maanta diiwaangelin KMG ah u sameeyay xisbiyo cusub oo ku biiray xisbiyada loo diiwaangelinayo dalka ee qabyada…
Wararka laga helayo hay’aaha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ciidamda amniga qabeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wakiishay madaxweynaha Soomaaliya ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen…
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa shaqadiisa guda galay, wuxuuna maanta kormeer ku tegay…
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed loo xiray kiisas musuqmaasuq ah.
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyagoo gacanta ku soo dhigay laba…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax maanta lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Colaad…
Ciidamada Booliska ee Amniga Muqdisho ee ka howlgala Saldhiga Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba dhalinyaro ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee fadhigoodu yahay agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay laba nin oo walaallo ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari milateriga Soomaaliya ka tirsan uu fal shaqaaqo ah ka geystay suuqa…
