Browsing: Banaadir
Kumanaan Boqolaal ruux oo dadka reer Muqdisho ah ayaa shalay iyo maanta buux dhaafiyay xaafada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho, oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysatay magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn uu maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsaday kooxda Alsahbaab oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta salaadii Ciidul Adxaa la qaatay ciidamada Milateriga Soomaaliya isagoo saladii ciida la tukaday…
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga ciiday maanta maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo salaadii ciida lagu tukaday Masaajidda waaweyn…
Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kasoo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal Garsoore oo gaaraya 9 xubnood, kuwasoo…
Wasaaradda maaliyadda ayaa shaacisay inay maamul cusub oo KMG ah u magacawday maamulka Canshuuraha ee Dekadda Muqdisho, kadib markii dacwad…
Saraakiisha ciidamada Booliska ee hoggaanka Canshuuraha ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska musuqa ah ee loo heysto madaxda iyo shaqaalaha Waaxda…
Madaxdii iyo shaqaalihii Waaxda Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa caawa habeenkii koowaad xabsi ku hoyanaya kadib markii galabta…
Garsoorayaashii Maxkamadda Sare dhowaan loo magacabay ayaa maanta lagu dhaariyey Muqdisho, iyado 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha, waxaana dhaarta goobjoog…
Lix ka mida mas’uuliyiinta Waaxda canashuuraha Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa la xiray iyadoo sidoo kale ama xarig ah…
Kooxda Alshbaab ayaa qaab cusub oo aan hore loo arag u filisay Qarax xalay ka dhacay degmada Hodon ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax Miino oo la sheegay in Geed ku yaalla wadadda dhinaceeda lagu…
Golaha Wasiirada Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha…
Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaanayaa xil ka qaadis ku sameeyay C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ku hubeysan bistoolado ay dil ka geysteen suuqa degmada Heliwaa ee…
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyey Shirweynihii Golaha Guud dalladda SOMA , waxaana Shirweynahaas kasoo qayb galey dhammaan xubnaha SOMA…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqadii kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada laalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyada) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq.
