Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin bistoolad ku hubeysnaa uu weerar ku qaaday darawal mooto bajaaj, isagoo…
Carwadii Afraad ee Buugaagta ayaa goor dhoweyd ka furantay magaalada Muqidsho ‘Mogadishu Book Fair’, iyadoo ay si weyn ugua qeyb…
Wafdigii ka socday dowladda Eritrea ee booqashada ku joogay magaalada Muqdisho ayaa habeenkii labaad ku hoyday magaalada Muqdishoi, iyadoo munaasabad…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa farriintii ugu horeysay oo ku sabasan shaqadeeda u dirtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib qalalaase hareeyay…
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furmey Shirweynihii Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA), waxaana Shirweynahaas ka…
Ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka oo weerar Cir & Dhul ah ku qaaday Saldhigga Alshabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo wadajir ah oo ka kooban Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax culus oo ka dhacay agagaarka Isgoyska SOS ee degmada Heliwaa.
Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa faray ciidammada xoogga inay u hoggaansamaan dhowridda xeerka caalamiga…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortagaan weerar ay soo qaadeen koox ka…
Ciidamada Booliska ee la wareegay amniga caasimadda Soomaaliya ayaa howlgal baaritaan iyo qabqabasho ah ka sameeyay xaafad ka tirsan magaalada…
Mas’uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa,…
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo ciidamada amniga ay ku khaarijiyeen dhagarqabe la sheegay inuu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Yaaqshiid uu ay ka dhcday fal toogasho ah oo lagu dilay nin …
Xaflad algu furayo shaqada dekadda weyn ee magaalada Muqdisho xilliga habeenkii ayaa caawa ka dhacday xarunta dekadda, iyadoo lagu dhaawaqay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo laga dhisayo magaalada Muqdisho , taasoo burbur xoog leh…
XShirkadda diyaradaha Jubba Airways ayaa xajka sanadkan ka baajisay boqolaal Soomaali ah oo lacag iyo Baasaboor ay ka qaadeen waqti…
Wararka laga helaayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in albaabada loo laabay Suuq ka mida kuwa ugu waaweyn magaalada oo ku…
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ka sameeyeen degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose ay ku dileen saraakiil ka…
Amarrada kasoo baxa maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwo aan la fulin oo ku eg war-saxaafadeed iyo afka baarkii, iyadoo…
