Browsing: Banaadir
Odayaasha dhaqanka Beelaha Muddulood oo xalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gudbiyey dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan cidamada dowldda Soomaaliya uu dil ka geystay degmada Kaaraan…
Wararka laga helayo degaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta laga qaaday mid ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada,…
Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta dhalinyaradan derbi jiifka ah ee isticmaala waxyaabaha maanka dooriya oo gaaraya 25 ayaa laga aruriyey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley hubaysan ay maqribnimadii Caawa nin ganacsade ah ku dileen Suuqa Bakaaraha, gaar…
Nin lagu soo eedeeyay inuu muuqaallada Video-yada u duubi jiray kooxda Daacish ee falalka dilalka qorsheysan ka geystay caasimadda Soomaaliya…
Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Diinta & Awqaafta Somalia oo Qarax lagu dilay Muqdisho & Dad loo qabtay
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaarigiisa loogu xiray uu ku dhintay mas’uul ka tirsanaa shaqaalaha Wasaarada…
Qarax kale ahaa lala beegsaday Gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo ahaa Miino dhulka loo geliyey,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya jidgooyo cusub oo ka dhan ah mootooyinka lagu soo kordhiyey mid ka mida…
Dagaalkii ka dhashay xajka sanadkan ayaa gabagabo ku dhow kadib markii dowladda Somalia iyo Ganacsade ahna xildhibaan Siciid Nuur Giriish…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray gaari yar oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir…
Guddiga Amniga Qaranka oo oo guddoomiyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa…
Xafiiska Taliye ku xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa xalay loo dhacay iyadoo la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Galabta toogasho ku dileen saakaal ka tirsan ciidamada xoogga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeyb galay shirkii Arimaha soomaaliya…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa 18- askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada Xoogga dalka,…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo Saaka la wareegay dhismooyinka ku hareereysan Isgoyska Ceelgaabta
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta ku dhaqaaqay fal cusub kadib markii ay la wareegeen dabaqyada ku dhow Isgoyska Ceelgaab,…
Maxkamadda Darajada Koowaada ee ciidamada Milateriga ayaa saaka xukun ku ridey 18 askari oo ka tirsan guutada 14-ka October ee…
