Browsing: Banaadir
Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa dalka ka dhoofay xilli uu hore shaqada uga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga furay xarun Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka ah, kadib…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ee ka howlgala Gobolka Sh/dhexe ayaa weerar ku qaaday oo la wareegay Bar koontarool oo…
Guddoomiyaha G/Banaadir oo dadka Caasimadda Muqdisho u meteleyay Shirka Arrimaha Soomaaliya ee maanta ku soo dhammaaday magaalada Brussels ayaa ku…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay is-miidaamiyihii fuliyey qarixii Sabtidii 14-ka bisha ka dhacay Taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo qeyb ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho, iyadoo Guddoomiye cusub loo magacaabay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshan qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ee taageerada dowladda Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa magaalada Muqdisho ka geysteen dil toogasho ah.
Agaasimaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad ee Hay’adda Nabadsugidda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdonka ee NISA ayaa shaqadii ka joojiyey laba ka mida ku xigeenadii Hay’adaasi oo ahaa kuwii ugu…
Wasiirka Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee Hay’adda Socdaalka iyo…
Ciidamo cusub oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ee Koofiyad casta ayaa lagu kordhiyey baraha laga ilaaliyo madaxtooyada Villa Somalia, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhex dhacay qoys ku nool Xaafada Kaawa-godey ee degmada…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee…
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay weerarkii Qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee shalay ka dhacay baraha…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Brussels ee dalka Belgium, isagoo halkaasi…
