Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka…
Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inay soo baxday xantii hore looga maqli jiray Villa Somalia oo ahayd in Madaxweyne Farmaajo uu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid wareegto maamulka G/Banaadir ku laalay heshiisyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dhinaciisa baabi’yey heshiiyadii maamuladii hore ay ku bixiyeen jardiinooyinka iyo beerihii dowladda Hoose…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyey heshiisyo ay hore u wada galeen Ganacsatada…
Dowladda Qatar ayaa ku soo biireysa loolanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya, iyadoo maanta lagu wado inay magaalada Muqdisho soo gaaraan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax qasaare geystay uu ka dhacay agagaarka Shinemo Nasri, degmada Hodon ee…
Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob da’ay) ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay ula dhaqmeen ciidamada NISA markii ay maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda NISA ay magaalada Muqdisho ku xireen afhayeenkii Maamul Goboleedka Galmdug…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu soo hagaagay amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, inkastoo shalay hoobiyeyaal ay Alshabaab ku weerarreen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Ingiriska ayaa Qalab culus ugu deeqday Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo danjiraha UK u fadhiya Somaliya David…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 24 saacadoo kadib War kasoo saartay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee shalay 1-da Luulyo 2018ka dhacay degmada Wadajir,…
Ciidamada amniga caasiamdda ee loo yaqaan SAMA ayaa maanta toogasho ku dilay Darawal kale oo ka mida kuw kaxeeya Mooto…
Maanta oo ku beegan maalinta 1da Luulyo, ahna sanadguuradii 58-aad ee xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowga Soomaaliya, waxaa Muqdisho laga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta ku soo dhacay xaafad ka tirsan Degmada Wadajir oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen xaafado ka tirsan degmada Wadajir…
Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen oday dhaqameed nabadoon ahaa oo degan…
Munaasabad lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowgii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa caawa ka socota xarunta…
