Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gebi ahaan Caawa l xiray Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Faafhaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa weerar Qarax miino ah oo lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabellaada…
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gawaari uu la socday Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Shabeelaha Hoose…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa wiil arday ah oo xalay koox hubeysan ay toogasho ku dileen duleedka magaalada Muqdisho.
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa shaacisay inay iyadu ka danbeysay laba qof oo toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.…
Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dabley hubeysan ay toogasho ku dileen laba askari oo ka…
Xaaaldda Weriye maanta lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa degan, iyadoo lagu dabiibayo mid ka mida isbitaallada Muqdisho.
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dhaawacay gabar weriye ah oo ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in falal dil iyo dhaawac ah kala duwan ah ay ka dhaceen maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in koox hubeysan ay dil khaarijin ah ka geysatay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa dil ka geysatay xaafad ka tirsan magaalada. Dilkan…
Dad shacab ah oo laga burburiyey dhisme ku yaalla Xaafadda Carafaar ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa dacwad ku…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo ciidamada amniga la soo dhigay xalay inta badan wadooyinka caasimadda.
Munaasabad lagu maamuusay maalinta 26-ka June ee Calan-saarka Soomaaliya iyo xoriyaddii Gobollada Waqooyi ayaa xalay ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir …
Munaaabad lagu maamuusayo 26-ka June oo ah markii ay xoriyadda qaateen Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, isla markaana Calan Soomaaliyeed laga…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa digniin kasoo saaray diidmada lacagta Shilin Soomaaliga, isagoo ku eedeeyay inay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo fara badan caawa la soo dhoobay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ganacstada xaafado ka mida magaalada Muqdisho ay bilaabeen inay diidaan lacagta shilin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in shan guddoomiye waaxeed oo ka tirsanaa maamulka degmada Yaaqshiid loo xiray shaki…
