Browsing: Banaadir
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo sii deysay Nin ku eedeysnaa Shabaabnimo Dil ka geystay Muqdisho
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta sii deysay eedeysane loo heystay inuu ahaa Shabaab fal dil ah…
Kulan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la isugu keenay Xubno ka mida Golaha Wasiirrada, Maamulka Gobolka Banadir…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Qashin fara badan ayaa halis ku haya Suuqa weyn ee degmada Xamarweyne, iyadoo Ganacsatada suuqaasi ay si weyn uga cabnayaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Bam oo caawa lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga hor yimid magacaabidda Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo Wasiirka…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Taliyaasha Saldhigyada Booliska G/Banaadir iyadoo taliyeyaal cusub la…
Dacwad loo heysto sarkaal ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo lagu magacaabo Xidigle Mowliid Cali Cabdi ayaa ka furantay Maxkamadda…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Taliye cusub u Magacaabay Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Gaarigiisa loogu xiray qof shacab ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay fal ay ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada nabadgelyada loo geystay dil bareer ah oo uu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa howlgal burburin ah ka fuliyey dhisme lag sameeyay Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo oo la sheegy inuu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin hubeysan uu Caawa saddex wiil oo wallaalo ah ku dilay xaafadda…
Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socota kalluumeystada Soomaaliyeed iyo dadka u dabaal taga…
Qaar badan oo kamid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Munaasabada Ciida owgeyd waxa ay Labadii maalin ee Ciidda ugu horeysay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqasho maalin ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxda dowladda Soomaaliya iyo wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa wadahadal uga socdaa xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho, kadib booqasho rasmi ah…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ah mid gebi ahaan xiran oo aan lahayn wax dhaqdhaqaaq ah, iyadoo wadooyinka iyo…
