Browsing: Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa si diiran saaka loogu soo dhoweeyay Garoonka Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqasho aan la shaacin ku yimid maanta magaalada Muqdisho xilli magaalada ay bandow ku…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino ka dhacay magaalada oo sababay qasaare.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasbadda Ciidul fitriga awgeed kormeer ku tegay Isbitaallo ay ka mid yihiin Isbitaalka Xoogga…
Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ku qaatay lug ay isaga gooshayaan wadooyinka Muqdisho kadib markii ay…
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dadweyne fara badan ayaa saaka salaada Ciidul fitriga ku wada tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee…
Inta badan dunida islaamka ayaa maanta looga dabaal degayaa maalinta koowaad ee Ciidul fitriga, waxaana magaalada Muqdisho ay ciidan kusoo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin digniin ah u diray kooxa Alshabaab ee dagaalka kula jirta dowladiisa isagoo kula taliyey inay ka…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday munaasbadda Ciidul fitriga ee fooda nagu soo heysa.
Abwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed C/llaahi Xersi Baarleex ayaa saaka u duulay dalka Turkiga oo caafimaadkiisa lagula tacaali doono, kadib markii…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo hore u ahaa wasiirkii hore ee Amniga Xukuumadda Somalia ayaa sheegay inay sharci darro yihiin ciidamada…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu dilay magaalada Guddoomiye Waaxeed ka tirsanaa Maamulka Degmada Hawlwadaag ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa falal dil ah ay ka dhaceen degmooyin ka tirsan magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen bar ay fadhiyaan…
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa mamnuucday alaabaha Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Bistooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada…
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay xayiraada la saaray shacabka Muqdisho iyo dilalka isi…
Ra’iisal wasaare Kheyre oo difaacay Wadooyinka Xiran, Codsina u diray Dadweynaha Muqdisho [Dhageyso]
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa difaacay wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, isagoo dadweynaha ugu baaqay inay dulqaad…
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay culimada diinta inay xoojiyaan kaalinta uga aaddan dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab, isagoo.ugu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanada Federaalka ayaa su’aal ka keenay cidda ay u xiran yihiin wadooyinka…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadka Muqdisho ugu baaqay inay kacdoon sameeyaan oo ay iska hor wareejiyaan dhagxaanta…
