Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa magaalada lagu dilay darawal Mooto Bajaaj, markii uu rasaas ku furay…
Dalal dhowr ah oo islaam ah ayaa dadkooda ugu baaqay in maalinta Khamiista la baadi goobo dhalashada bisha Shawaal (Soonfur)…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada amniga caasimadda xireen wadooyinka muhiimka ah ee magaalada, iyagoo…
Kooxda Alshabaab ayaa maanta mar kale weerar kale ku qaaday saldhigga Ciidmada NISA ee degaanka Siinka dheer, duleedka magaalada Muqdisho…
Wararka laga s helayo magaalada Muqdidsho ayaa sheegaya in bannaanbax balaaran uu ka socdo Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu caawa fiidkii ka dhacay degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii ay weerar…
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo loo soo wakiishay guddoomiye urur…
Koox dhalinyaro burcad ah oo ka kacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada Amniga.
Wasiir Beyle oo War Cusub kasoo saaray Muuqaalka Lacagta cusub ee loo daabacayo Soomaaliya [Akhriso]
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka daba tegay muuqaal uu baahiyey shalay oo ah nuqulka lacagta cusub…
Maamulka G/Banaadir ayaa burburin kula dhaqaaqay maanta Derbi weyn oo shirkadda Nadaafadda Gobolka Banadir ee ECO ay ku wareejisay Barxadda Piazza…
Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab…
Wadooyinka xiran ee xaafadaha Muqdisho oo lagu jaray dhagxaanta waaweyn ayaa dhaliyey in xalay loo gurman waayo guri dab qabsaday…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la furay intii badneyd wadooyinkii xirnaa ee magaalada kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Hay’adaha Amniga inay wadooyinka u furaan shacabka oo ay sahlaan isu socodka magaalada.
Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo…
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xayiraad aan hore loo arag iyo maalmihii ug xumaa isu socodka xaafadaha magaalada markii ciidamada amniga…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war cad kasoo saartay weerarkii Bishii Hoe ka dhacay degaanka Macalinka ee duleedka Afgooye…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir joojiyey howlo Dhul-simid iyo Kaawo qodis ah ee ka socday dhul u dhow agagaarka Kawaan Bari, degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu dilay weerar…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah lagu dilay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
