Browsing: Banaadir
Wasaarada Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada Sare ee sanad-dusgiyeedka 2017-2018.
Kulan ay maanta yeesheen Guddiyada joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee xarunta Aqalka Sare…
Wararka laga helayo ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ay bilaabeen mooshin loogu yeerayo inuu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof shacab ah lagu toogtay Beerta Qaadka, degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Warbixin laga qoray joogitaanka Milateriga Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saldhigga Balidoogle ee Gobolka Sh/hoose oo hore u…
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si lama filaan u tegay Dalka Turkiga, kuna soo laabtay Muqdisho [Sawirro]
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah u tegay dalka Turkiga, isagoo soo xiray shirkii…
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa raaligelin ka bixiyey weerar afka ah oo uu ku qaaday xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam Caawa lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Ilaalo u shaqaynaysay laanqayrta cas ee caalamiga ayaa ku lug yeelatay afduubka kalkaaliso jarmal ah oo hay’adda uga shaqaynaysay Muqdisho…
Qaar ka mida Wadooyinka oo la xiray & Dowladda Somalia oo diyaarisay Ciidamada Amniga Bisha Ramadaan
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qeybo ka mida Wadooyinka Muqdisho, iyadoo loo diiday isu socodka Gaadiidka.
Ciidamada Asluubta ayaa lagu daray ciidamada sugaya amniga Muqdisho, iyadoo xaflad lagu mideynayo ciidamada xalay lagu qabtay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in degmada Boondheere goordhoweyd lagu dilay askri ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wiilashada xulka Qaranka K/cagta ee Soomaaliya oo da’doodu ka yar tahay17 sano jirka.
Haweeney u dhalatay Jarmalka oo ah kalkaaliso caafimaad oo u shaqeyneysay Hay’adda ICRC, lagna afduubtay xarunta ururkaasi ee magaalada Muqdisho…
Sii-hayaha Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi oo sheegay in qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay magaca shakhsiga ka dambeeya afduubka gabar kalkaaliso caafimaad ah oo u dhalatay dalka Jarmalka, una shaqaysa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in magaalada laga saaray shaqaalaha ajnabiga ahaa ee Hay’adda Laanqeynta Cas ee adduunkla…
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si weyn u difaacday qaabkii loola dhaqmay ciyaaryahannada xulka…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa cagta saaray jidkii geyn lahaa halkii ay ku dhammaatay guddoomiyenimadii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay haweeney u shaqeyneysan hay’adda Laanqeyta Cad ee adduunka ICRC oo Muqdisho xalay laguy afduubtay,…
