Browsing: Banaadir
Wararka lagala helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney ajnabi ah u ka mida shaqaalahaya Hay’adda ICRC lagu afduubtay Muqdisho.
Koox hubeysan oo weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugnaa Isgoysja Baar Ubax ee magaalada Muqdisho…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa gabadhii ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo shalay lagu dilay suuqa…
Iyadoo ay meel xun sii gaareyso dhibaatada ka taagan Magaalada Beled Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay Hey’adda Hormuud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Caawa baaqatay casho sharaf loo sameyn lahaa xulka da’yarta Soomaalida ee kaalinta…
Mid ka mida wiilshada xulka da’yarta K/cagta Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka laga faafiyey kooxda oo ku saabsanaa in si…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa ka hadlay fadeexad ka dhalatay ciyaaryahannada da’yarta xulka K/cagta Soomaaliya oo markii…
Koox hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha ku dilay Gabar la sheegay in ay u shaqeynaysay Hay’adda UN ah.
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay xulka da’yarta kubadda cagta ee Soomaaliya oo kaalin fiican ka galay tartankii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Waxaa socota tirinta codadka wareegga saddexaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo lagu kala bixi doono cod hal dheeri ah.
Waxaa soo gabagaboobay Wareegii kooowaad ee tirinta codka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo ay u muuqatao in wareeg labaad oo ay…
Wareegii kooowaad ee codeynta Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo gabagaboobay, iyadoo tirinta codka ay bilaabatay.
Wadooyinka Muqdisho gaar ahaan wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama ayaa la xiray iyadoo ay socoto doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa kua kacay arrin la yaab leh kadib markii lagu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaargarowga Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa xarunta baarlamaanka, waxaana xildhibaannada ay…
aamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan ay ka yeesheen xaalada Gobolka Hiiraan iyo fatahaadda ku dhufatay magaalada Beledweyne waxay saaciyeen inay…
Shirkadaha Xawaaladaha ee ka howlgala magaalada Muqdisho oo dhowaan laga xayiray isticmaalka adeegga lacagaha la isugu diro Mobile-ada ee EVC…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen isku socodkii Muqidsho iyo Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka iyo isgoysyada Magaalada.
