Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay agagarka Xaafadda Unicef ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Madax iyo wariyaal ka socday idaacadaha iyo TV-yada Muqdisho ayaa maanta isugu yimid kulan ay kaga wada hadleen sida ugu…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa jawaab…
Kadib lix bilood Qarixii weynaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho Oktoobar 2017 ayaa nolosha magaalada ay si tartiib ah caadi…
Shirkadadaha Xawaaladaha magaalada Muqdisho ka howlgala ayaa xayiraad laga saaray itsticmaalka adeegga EVC Plus ee lacagaha la isaga diro Mobile-ada…
Hub la sheegay inay ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee Muqdisho ka boobeen xerada Gen. Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu…
Hub ay ciidamo uu tababarray dalka Imaaraadka ka boobeen xerada Gen. Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa lagu kala iibsanaya Suuqyada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay maanta ka dhaceen magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay…
Madaxda Soomaalida hambalyo iyo bogaadin u diray xulka da’da yar ee Soomaaliya oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah ee…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaalida oo kasoo mid noqday Alshabaab iyo Xisbul islaam ayaa farriin kulul…
Dabley hubeysan oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa xalay toogasho ku dilay Wiil Dhalinyaro ah oo darawal ka ahaa mooto…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shalay gelinkii dambe kulan gaar ah la qaatay Ciidanka ku jira…
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa la wareegay xerada Ciidamada Jeneraal Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay jirto xaalad hubanti la’aan ah oo ka dhalatay ciidamo ka mida kuwii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho.
Markabkii Dowladda Imaaraadka ee lagu rarray Qalabka Milateri iyo Saanad u taallay xerada Milateriga ee Jen. Gordon oo ay maamuli…
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda Gen. David Muhoozi ayaa sheegay in Ciidanka Uganda ee jooga Soomaaliya ay ku xayiran yihiin, wax…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada…
