Browsing: Banaadir
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyay wararka ku sabasan inuu boob ka dhacay Saldhiggalagu tabbarro ciidamada Imaaraadka ee Gen. Gordon…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in koox Bistoolad ku hubeysan ay toogasho ka geysteen ka soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka ay joojisay shaqadii Isbitaalka Sheekh Zaid ee degmada Shingaani ee…
Xaalad cakiran iyo qas ayaa ka dhex taagan ciidamadii Imaaradku tababarray ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo maanta ay fasaxeen Saraakiishii Imaaraadka…
Shirkaddaha Duulimaadyada Jubba Airways iyo Daallo Airlines ayaa afka furtay iyagoo weerar ku qaaday xildhibaanno iyo senatoro dadaal u galay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad qas ah iyo boob uu ka dhacay xero ay Imaaraadka Carabta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil qorsheysan uu caawa ka dhacay magaalada, kaasoo ah kii labaad ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maamulka Gobolka Banadir ku soo daray madaxa shirkadii Intifaac ee maamulkii hore…
Dowladda Soomaaliya ayaa xeer jajab hoose iyo heshiis ku dhammeysay dacwadii ka dhanka ahayd siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo dhibaatadii…
Qiso naxddin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ay haweeney isku daldashay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku siiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu shaqada ka ceyriyo guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Shir ay yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha amniga ayaa laga soo saaray amarro ku saabsan gaadiidka sumad la’aanta ah…
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay koox Burcad ah oo la sheegay inay si xirfadeysan u dhici jirtay dadka ku…
Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaaciyey in tirada ardeyda u fariisan doonta imtixaanka shahaadiga ah…
Shirka 7-aad Caalamiga ah ee Culimada Suufiyadda Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xoogga Dalka oo u dabaal degaya sanadguuradii 58-aad ee asaaskooda & Madax ka qeyb galeysa
Waxaa maanta loo dabaal degayaan Munaasabadda xuska 58-guuradii ee aasaaska Ciidamada xoogga dalka oo ku beegan 12-ka April.
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka ayaa ka hadlay lacagta 8-dii Bishan lagu qabtay Garoonka Magaalada Muqdisho ee Imaaraadku waday oo Qoraal…
Wasaaradda amniga gudaha ayaa war kasoo saartay arrin qabsatay wararka magaalada Muqdisho oo ku saabsan haween cirbado sumeysan u adeegsaday…
Nin fal dil ka geystay Xaafadda Tokyo ee Degmada Yaaqshiid, G/banaadir ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska.
