Browsing: Banaadir
Wasiiru Dowlaha waddanka Ingiriiska u qaabilsan Ciidamada Qalabka Sida Mudane Mark Lancaster oo booqasho ku jooga Muidsho ayaa booqday ciidamada…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo muddo saddex bilood tababar ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turkiga ee Muqdisho ayaa maanta …
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war Culus kasoo saartay tallaabaadii ay dowladda Soomaaliya kula wareegtay lacag u socotay ciidamada Soomaaliya iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaalka socdo xaafada Silliga ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Dadka degaanka…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay is-casilaadda Guddoomiyaha…
Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa mar kale Xukun dil ah ku xukuntay G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed. Sarkaalkan ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinkii xirnaa ee xalay saqdii dhexe loo xiray kulanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaabkii ay u dhacday is-casilaadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Xildhibaanada taageersan Guddoomyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Badbaadada Baarlamaanka ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhoweyd ku qabteen Xarunta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay lacag lacag fara badan oo lagu qabtay maanta magaalada Muqdisho, taasoo ku socotay safaaradda…
Kadib markii la fasaxay diyaaradii siday lacag fara badan oo galabta lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuna socotay Safaaradda Imaaraadka…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo beenisay in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho.
Dood ka dhalatay baaritaanka diyaarad u socotay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho oo siday lacag ka badan 13 milyan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad lacag fara badan u siday safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay toogasho ku dileen taliye ka tirsan ciidamada NISA ee ka howlgala duleedka Muqdisho.
Isbedel ku sameysay Ciidamadii ku sugnaa isgoysyada ku yaala Magaalada Muqdisho, iyadoo laga qaaday ciidamadii NISA ee xasilinta, laguna bedelay…
Ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa banneeyay goobihii ay ka ilaalin jireen amniga.
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli wada howlgal ay ku kala xireen isku socodka Waddooyinka ugu mashquulka badan ee magaalada…
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dagaalo shaar qabiil huwan oo shalay iyo xalay ka dhacay…
