Browsing: Banaadir
Weerarroloo adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii maanta ruxay laba goobood oo ka tirsa magaaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax labaad uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo xilliga Duhurnimo ee salaadihii Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax xoog leh ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala qaaday Ciidamo qaab beeleed dagaal udhex maray oo kawada tirsan Dowladda, kuwaasoo isku heyst dhil…
Waxaa saakay la xieay wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, iyadoo sababta loo xiray ay ka duwan tahay arrimihii hore…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray laba ciidan oo u abaabulan qaab maleeshiyo…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in kulankii Arbacadii Shalay baaqday ee Baarlamaanka…
Taliska ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay uu la noqday ciidamadii milateriga ee ilaalada u ahaa guddoomiyaha Baarlamanka…
War hadda oo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye…
Waxaa xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho ku sugan xildhibaanno kooban oo u badan kuwa taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo markii saaka gudaha…
Wararkii laga helayo xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qeyb ka mida xildhibaannada ay goor dhoweyd gudaha…
Wararkii ugu danbeeyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku…
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Talisyada ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa wadajir u soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaalada dalka iyo sugidda ammaanka iyadoo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay caawa magaalada iyadoo la xiray wadooyinka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax caawa ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Dan-wadaagta.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadweynaha xaafad ka tirsan degmadaasi ay arkeen maydka qof…
