Browsing: Banaadir
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka ku ridday saddex qof oo lagu eedeeyay in qaraxyo lagu soo…
Hilib noocyo kala duwan ah iyo ukunta Digaaga ayaa galabta lagu aasay duleedka Muqdisho, kadib ay qabteen ciidamada Booliska degmada…
Maamulka Gobolka Banadir ayaa ka hadlay Gaari iyo dad waday Hilib qurmay oo aan al; isticmaali karin oo Ciidamada Booliska…
Hay’adaha amniga magaalada Muqdisho ayaa faafiyey farriin ku saabsan in howl qarxin ah ah ay fulin doonaan, iyadoo la qarxin…
Aqalka sarea ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi cusub u magacaabay arrinta weerarkii lagu qaaday Guriga senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo diray uga hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee magaalada…
Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay Qarixii dadka badan ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarixii shalay ka dhacay hotelka Weheliye…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday Qarax gaari miineysan lagu fuliyey oo la dhigay ka soo horjeedka Hotelka Weheliye ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada iyadoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Haween ka tirsan kuwa nadaafadda G/banaadir oo maanta lagu sumeeyay degmada C/casiis ayaa xaaladooda lagula tacaalayaa isbitaalka Hubaal ku yaalla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haween ka tirsan kuwa nadaafadda Gobolka Banaadir loo adeegsaday waxyaabo loo maleynayo…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa ka hadlay isku dhac ciidamada dowladda dhexdooda dhex maray oo maanta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa iska hor imaad barqadii maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Imaaraadku tababarray…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu goor dhoweyd iska hor imaad xoog…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay caawa toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga…
Mid ka mida wadooyinka ay xirteen ciidamada Booliska ayaa maanta dib loo furay Magaalada Muqdisho.
Shirkii saddexaad ee Sirdoonka iyo Is-dhaafsiga Macluumaadka, oo looga gol lahaa in lagu xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxeysa hay’adaha sirdoonka…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobalkaan Banaadir, kadib falal amni darro ah…
