Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo laga joojiyey isu…
Maxamed C/raxmaan Maxamuud waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayey xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu…
Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo dib u furmay & Dowladda Soomaaliya oo dhegaha ka fureysatay Ganacsatada
Waxaa maanta dib loo furmay qeybo ka mida Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho, kadib markii uu xirnaa labadii maalmood…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle sare G/sare C/Naasir Xoosh Maxamed oo ahaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nabadoon Axmed Diiriye Cali uu caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shir uga bilowday magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la kulan gaara ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lagu magacaabi doono taliyeyaasha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheeegaya in Suuqa weyn ee Bakaaraha uu maalintii labaad xiran yahay, intiisa badan maalinti…
Kulan ay yeesheen ganacsatada Muqdisho Banaadir iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa looga dooday xaaladda ka taagan suuqa Bakaaraha iyo is…
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay inay soo xaqiijisay in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunooyinka…
Ganacsatada Muqdisho ee diidan inay bixiyaan canshuurta ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda ayaa dalbaday inay la kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in suuqa bakaaraha uu maanta ku jiro shaqo joojin ay ku dhaqaaqeen inta…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yarisow) ayaa dhul ku yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan degaanka Jasiira ku wareejiyay Ciidanka…
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa maanta ku dhawaaqay inay shaqada joojinayaan iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa laga bilaabo maalinta Berri…
Dowladda Qatar ayaa maanta 30 gaadiid oo nooca Landcruiser ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyadoo deeqdan ay tahay tii ugu badneyd…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka soo degay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo dowladda Soomaaliya kasoo qaaday dalka Liibiya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya in Diyaarad hub sida ay Jimcihii shalay shalay kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isku shaandheyn ku sameeyay waaxda Dakhliyada dowladda Hoose ee Muqdisho, iyadoo kala bedel lagu sameeyay, isla…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay raggii ka danbeeyay fal dil ah oo shalay ka…
