Browsing: Banaadir
Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho iyo wakaalada wararka dalkaasi ayaa shaaciyey kulan dhex maray safiirka Dowladda Imaaraadka u qaabilsan Soomaaliya iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa soo saaray wareegto uu ku kala bedelay madaxda Waaxyada Dakhliyada ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Gaari miineysan ka dhacay waaxda Horseed ee degmada Waaberi, Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa isku shaandheyn iyo kala bedel ku sameeyay waaxda ugu muhiimsan…
Dekadda Muqdisho ayaa maanta dib u shaqo bilwoday kadib 8 maalmood oo hakad ay geliyeen ganacstada magaalada Muqdisho.
Howlgal weyn oo baaritaan culus ah ayay Ciidamada amniga iyo kuwa Amisom ku qaadeen saaka xaafado ka tirsan degmada Heliwaa…
Midowga Afrika ayaa wafdi heer sare ah oo qiimeynaya xaaladda amniga Soomaaliya iyo awoodda ciidamada dowladda u leeyihiin inay la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ay rasaas ku fureen gaari uu la…
Qarax Miino oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa caawa ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa weli ku dhex jira xaflado loogu…
Agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa ku gacan seyray wareegto xilka looga qaaday…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar ku qaaday Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, isagoo sheegay hadal kasoo yeeray inuusan ahayn mid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdissho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ka fulisay caasimadda.
Goobaha ganacsiga kala duwan ee Muqdisho ayaa maanta laga dareemay muran iyo cakirnaan ka dhalatay markii shaqeyn waayay adeegga EVC…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la helay meydka wiil yar oo qeybo ka mida jirkiisa ay maqan…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ugu baaqay ganacstada Muqdisho inay…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa wajahaya cadaadiskii ugu weynaa oo ka dhashay markii uu shaqada ka joojiyey shaqaale…
Madaxweynaha maamulka jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay waxa hortaagan maqaam u sameynta caasimadda iyo arrinta Gobolka Banaadir.
