Browsing: Banaadir
Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inay joojiyeen adeegsiga dekadda weyn ee Muqdisho, kadib cashuur dheeraad ah oo lagu soo rogay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir la-tashi ah oo ay IGAD soo qabanqaabisay, kasoo looga hadlayo isu socodka dalalka IGAD…
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.
Xuska Sanadguurada 53aad ee ciidamada Badda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin Soomaali iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa magacaabay Guddi gaara.
Maxkamadeynta sarkaal ku eedeysan inuu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaabatay maanta iyadoo kiiska…
Iyadoo maanta Magaalada Muqdisho looga dabaaldegay munaasabadda sanadguuradii 53-aad ee aasaaska ciidamada Badda ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ciidamada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la soo taagay sarkaal ka tirsan ciidamada Badda oo dil u geystay Taliye Ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag…
Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)ayaa maanta Qado sharaf u sameyay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada shirka uga socdo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa mushixiintii xilka madaxweynaha kula tartamay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa su’aalo badan…
Xuska sanadguuradii koowaad ee doorashada madaxweynaha xilka haya ayaa maanta qaab cusub uga socda magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor imaad magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda…
Magaalada Muqdisho ayaa maanta u dabaaldageysa sanadguuradii koowaad ee markii sida lama filaanka ah xilka loogu doortay Madaxweynaha xilka haya…
Ciidamada amniga ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ka mid ahaa koox hubeysan oo galabta xaafadda Buundooyinka ee…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C/rahman Cumar Cisman (Yariisoow) ayaa maanta dhagax Dhigay dayactir lagu sameynayo Wadadda caanka ah…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa shaqo joojin ku sameeyey ilaa 100 kamida Shaqaalaha…
Siyaasiyiin iyo dadka adeegsada baraha bulshada ayaa si weyn u canbaareeyay howlgal xalay ka dhacay degmada Hodon ee G/Banaadir oo…
