Browsing: Banaadir
Kalluumeysato u shaqo taga Badweynta India ayaa lagu la’ yahay Badda kadib dableylo waaweyn oo laga cabsi qabo inay la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo gabagabeeyay safar qaatay…
Faahfaahin ayaa laga helay qarax khasaare ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada Muqdisho oo laga beegsaday sarkaal ka…
Caruur ay ciidamada dowladda kusoo furteen howlgal todobaadkii hore ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe ayaa la sheegay inay dayacan yihiin oo…
Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada iyo kuwa NISA ee la wareegay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday saaka kadib markii ay…
Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya Gobolka Galgaduu ayaa magaalada Muqdisho u soo diray sarkaalkii u qaabilsanaa…
Labo ka mid ah shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Khayre ayaa sabab layaab ah looga eryay shaqada. Arrintan ayaa ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya uu dhaliyay…
Waxaa caawa lasoo afjaray xiisadii ka dhalatay maamulka G/Banaadir iyo xil ka qaadistii guddoomiyihii G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.
Maamul cusub ayaa loo magacaabay Gobolka Banaadir sanad ka yar markii maamulkii hore sidan oo kale wareegto madaxweyne loogu magacaabay.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay xil ka qaadista uu ku sameeyay Madaxweyne…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo.
Saacado kadib markii saaka lagu dhawaaqay in guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir loo magacaabay wasiirkii hore ee Warfaafinta C/raxmaan Cuma…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta ee xilka sii hayaoo hadda loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa soo…
Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaangelin ku soo rogtay Dhaqaatiirka Ajaaniibta ee ka howlgala Muqdisho
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan…
Laba ka mida wiilashii xogheyta u ahaa madaxda sare ee dalka ayaa ku soo baxay magacaabidda maamulka cusub ee Gobolka…
Qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay albaabka hore ee xarunta Jaamacadda Gaheyr…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo iyo ku-Xigeennadiisa, iyadoo la magacaabay maamul cusub.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye cusub uu maanta yeelanayo Gobolka Banaadir, kadib…
