Browsing: Banaadir
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada ammaanka ay la wareegeen xarunta Gobolka Banaadir iyo xarumaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa lagu daadiyey magaalada Muqdisho.
24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday olole ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaasoo…
9 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho iyo xal u…
Xildhibaannada kasoo jeeda beesha Muddulood ayaa shir degdeg ka yeeshay xaaladdam agaalada Muqdisho, iyagoo taageeray go’aankii odayaasha Muqdisho kasoo saareenxiisada…
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo farageliyay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banaadir iyo xiisadda siyaasadeed ee hareysay Madaxtooyada Soomaaliya…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war cad kasoo saaray warkii kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee ku saabsanaa dhulka danta guud…
Waxaa soo shaac baxaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu ka dambeeyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha…
Taabid Cabdi waa nin dhalinyaro, kuna soo biiray Siyaasada Soomaaliya xiligii Madaxweyne Hassan Sheikh, isaga oo noqday Agaasime ku xigeenkii…
Boqor C/llaahi Geedi Shadoor oo ka mida nabadoonada Soomaaliyeeda ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Madaxtooyada ay ku abuurtay Guddoomiyaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la soo dhoobay wadooyinka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelaha Muqdisho ayaa si weyn u difaacay Guddoomiyaha G/bananadir Taabit Cabdi Maxamed.
Waxaa galabta maqribnimadii kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho qaar ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa dalka India.
Waxaa soo baxay warar ku saabsan in maamulka Gobolka Banaadir uu iibsaday barxad Ceelgaab ee degmada Xamarjajab, Gobolka Banaadir, iyadoo…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in la joojiyey bixinta, hibeynta iyo wareejinta dhulka dowladda.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa digniin kasoo saaray qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha oo looga hadlay bixinta dhulka dowladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya uu toogasho ku dilay taliye ku…
Qarax ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasi uu haleelay gaari marayay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada.
