Browsing: Banaadir
Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa uga digtay Idaacadaha magaalada Muqisho inay baahiyaan Wararka Al-Shabaab xubnaha Alshabaab.
Taliye ka tirsan taliyeyaaha saldhigyada Booliska Muqdisho ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax miino oo wadadda loo dhigay.
Ciidamda Booliska ayaa soo bandhigay maanta burcad isbaaro u dhigata dadka shacabka ah oo ka dhacda mobile-ada iyo lacagaha ay…
Qarax culus ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan caasimadda.
Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diira loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamarreeb ee…
Samiiro Cumar Maxamed waa gabar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waa sabool waxaana ay ka mid yihiin…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saraakiishii ugu horeysay ee dhalinyarro aqoonyahanno ah oo loo qaatay ciidamada Booliska u magacaabay saldhigyada…
Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys.
Arrin la yaab leh ayay saaka ku soo toogeen dadka ku nool degmada Howlwadaag e magaalada Muqdisho, taasoo fajac ku…
Wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa xirantay, kadib markii maleeshiyada Alshabaab ay dagaal kula wareegeen degaano ka degmada…
War hadda soo dhacay ayaa asheegaya inuu Qarax ka dhacay aagga Haanta dheer ee degmada Deyniile, agagaarka Ex Koontorool Afgooye…
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wado cusub oo loogu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku dhawaaqay maanta xilliga uu furmayo shirka…
Maqaamka caasimadda, khilaafka isaga iyo Ra’iisul wasaaraha, calaamadda gaduudan, nolashiisa gaarka ah iyo 10-kii jawaabood ee ugu xiisaha badnaa wareysi…
Nin ku caan baxay inuu dadka ka dhaco Mobile-da isagoo adeegsanaya Qori macmal ah ayaa ugu danbeyn gacanta lagud dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunta weyn ee Warshada Isbuunyada Mubaarak uu dab qabsaday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay xalay saqdii dhexe kadib guri ku yaalla degmada Kaaraan.
Weerar Hoobieyyaal ah ayaa goordhoweyd lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dhowr madfac ay ku dhaceen agagaarka Villa Somalia.. Madaafiicda…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa habeenkii 8-da Janaayo 2018 u dabaadegtay sanadguuradii 48-aad ee aasaaskeeda.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
