Browsing: Banaadir
Xisbiga Wadajir ee aan weli la sharciyeyn ayaa maanta shaaciyay Magacyada Taliyayaal iyo Saraakiil uu sheegay inay ka danbeyeen weerarka…
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka dalbaday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya inay meel saaraan maqaamka siyaasadeed ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmada Heliwa, agaagarka Suuqa xoolaha.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dahcay magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare.
Ururadda bulshada Muqdisho ayaa soo farageliyay hakad ku yimid shirka wadatashiga iyo amniga caasimadda oo la sheegay inuu dib u…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta Waaxda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ka Guddoomay lix Gaari oo nooca aan…
Dowladda Soomaaliya oo llagu eedeeyay inay burburisay Guryaha 5807 Qoys oo Barakacayaal ah [Akhriso]
Dalada ay ku mideysan yihiin ururada aan Dowliga aheyn ee Soomaaliya (Somali N GO Consortium) ayaa Dowladda Federalka ku eedeeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Qarax…
Qarax miino ayaa haleelay Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka Siinka dheer ee duleedka…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Gaar ahaan…
Wasiirada cusub ee dhowaan uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ee…
Sheekh Xasan Daahir oo farriin u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda Federaalka [Akhriso]
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida hoggaamiyeyaasha Xisbul islaam iyo Alshabaab oo xabsi guri ugu jira dowladda Federalka ayaa…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Ciidamada xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa dibn bilaabay howlgalladii ay ka sameyn jireen xaafadaha magaalada Muqdisho, kadib dhowr bilood oo ay…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir, kaasoo…
Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii…
Dabley hubeysan ayaa caawa dil ka fuliyay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Ciidamo bistoolado ku hubeysan oo ka tirsan Sirdoonka NISA ayaa weerar ku qaaday weriye ka howlgala magaalada Muqdisho oo looga…
