Browsing: Banaadir
Ciidamo fara badan ayaa caawa la dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.
Guddoonka Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa go’aamiyay in xeer ilaalinta ay muddo 24 saacadood ah ku keento caddeymaha ay u heysto…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inay soo idlaatay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo galabta ka dhacday xarunta maxkamadda…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Galabta la soo taagay maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedo dhowr ah.
Shirweynihii Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Xildhibaano dhowr ah ayaa loo ogolaaday inay arkaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Soomaaliya.
Ciidamada ammaanka ayaa si weyn u xoojiyay ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad ay xiran yihiin wadooyinka muhiimka ah ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u guuray, kuna shaqo bilaabay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay falkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu xiray siyaasiga C/raxmaan…
Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray xariga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur…
Hoteelada magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay fuliyaan amarka wasaaradda amniga Soomaaliya iyagoo diiday in lagu qabto shirar aan fasax loo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu ka dhacay magaalada waxyar ka hor Salaadii Casir.
Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka hadlay shir jaraa’id oo madaxda hay’adaha ammaanka ku qabteen Muqdisho ayaa shaaciyay…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa digniin kasoo saaray shirar siyaasadeed ee saameynta ku yeelanayo xaaladda ammaanka.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay howlgal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu xiray siyaasiga C/raxmaan…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dembiyo loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xalay gurigiisa ay kala baxeen…
Shirar siyaasadeed ayaa hareeyay magaalada Muqdisho kadib markii xabsiga loo taxaabay siyaasiga C/shakuur C/raxmaan Warsame oo xalay gurigiisa lagu weeraray.
Ciidamada nabadsugidda ayaa xalay saqdii dhexe tegay Guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, waxaana halkaasi iska hor imaad ku dhex maray…
Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha gobolka ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa daah furay dib u dayactirka…
Xaaladda magaalada casimadda ah ee Muqdisho ayaa saaka degan, iyado heegan la geliyay ciidamada ammaanka oo xiray qeybaha muhiimka ah…
