Browsing: Banaadir
Howlgal ay caawa saqdii dhexe qaadeen ciidamada nabadsugidda NISA ayaa lagu qabtay siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas caawa saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday goobo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa xalay fal-naxdin leh ka geysatay xaafadda Zona Key ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir, markii ay saqdii…
Gladys Duneebon waa sarkaalad Boolis ah,waxaa ay u dhalatay Dalka Ghana,waxaa Soomaaliya la keenay 8 bilood ka hor,si ay uga…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa ugu sareeya Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNCHR ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) oo sanado ku xirnaa xabsi kuyaala Dalka Itoobiya. balse xoriyadiisa dib u helay maanta…
Sii-hayaha Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Mukhtaar Xasan Afrax iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay aaska askartii Booliska ee…
Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Shirkii caadiga ah ee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Taliyaha Booliska oo shaaciyay tirada rasmiga ah ku dhintay Qarixii Is-miidaaminta Scuola di polizia
Taliyaha xilka sii haya ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir jaraa’id ku qabtay Dugisga Tababarka Ciidanka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciyaar ka tirsan tartanka labaad ee maamul goboleedyada oo dhex mari lahayd…
Wararka laga helayo isbitaallada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday dugsiga sare ee Booliska…
Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa dagaal kale xalay ku dhex maray xaafadda jamhuuriya,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka aroortii ka dhaca magaalada Muqdisho oo lagu weeraray barxadda Dugsiga Booliska..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu weerar ka fuliyay xarunta Dugsiga sare ee…
Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu dilay weriye Maxamed Ibraah m Gaabow.
Ciidamada Imaaraadka tababarray oo Arday kala baxay Jaamacad ku taalla Magaalada Muqdisho [Dhageyso]
Ciidamo ka tirsan kuwa ay Imaaraada Carabta tababarreen ayaa maanta gala mid ka mida Jaamacadaha Muqdisho, iyagoo kala baxay arday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley ay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dileen wiil dhalinyarro ah.
Waxaa Maanta lagu aasay Qabuuraha Barakaat ee Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo shalay qarax lagu dilay magaalada Muqdisho.
