Browsing: Banaadir
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed, gacan saarna la leh urur diimeedyada dalka aya dowladda Soomaaliya…
Allaha u naxariistee waxaa Qarax loogu xiray gaarigiisa ku geeriyooday Weriye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay TV-ga Kalsan ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo ahaa nooca baabuurta loogu xiro dadka la…
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1659894220738030/
Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa mar kale ka qarxay xaafad…
Wasiirka Dhalinyarrada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in ciyaaryahan dacwad laga gudbiyay inuu yahay Kenyaan arrintiisa…
Waxaa saaka garoonka magaalada Muqdisho ka degtay diyaaradii saddexaad oo sida gargaar caafimaad uu amray boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis…
Faahfahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askariyad Boolis ah oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ay caawa toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya ayaa jawaab kasoo saaray Ciyaaryahan ka tirsan xulka Gobolka Banaadir oo ay dacwad ku soo oogeen…
Hotelka Naasa-hablood 2 ee weerarka ay ku qaadeen kooxda Alshabaab aakhirkii Bishii Oktoobar ayaa dib loo furay kadib dayactir lagu…
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay warabixin sanadeedka xaaladda xuquuqda Insaanka Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyay iska horimaad isgooska Tarabuunka ee degmada Hodan ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay falal lagu dilay ilaa saddex qof oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo degaanka…
Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo sidii dib loogu soo celin lahaa Shirkaddii diyaaradda Qaranka ee Somali Airline ayaa maanta…
Dab xoog leh ayaa galabta kacay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu geystay hantiyeed geystay.
Gudoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Banaadir Xasan Aadan X. Yabarow “Wiish” ayaa bixiyay hadal qof walba jawab ugu filan kuna aadan hadal…
Xiriirka kubada Cagta Jubbland ayaa dacwad ku soo oogay xulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inu jebiyay xeerkii ciyaaraha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo dabley hubeysan oo u abaabulan qaab beeleed…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan ay ku dagaallameen xaafado ka mida degmooyinka Gobolka…
