Browsing: Banaadir
Waxaa galabta Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka furmay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya.
Waxaa salaadii Jimcaha kadib magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku dhawaaqay in magaalada…
Hanti-dhowrihii hore xilka laga casilay Nuur Faarax Jimcaale kadib markii ilaaladiisa ay dileen wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa saxaafadda…
Boqortooyad Sacuudiga ayaa Diyaarad siday Deeq gargaar Dawo ah u soo dirtay magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka dhex muuqday shirarkii caalamiga ahaa ee arrimaha Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay Muqdisho ayaa sababay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku baaqay in Gobolka Banaadir uu yeesho…
Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Kubadda cagta labaad ee maamul Goboleedyada iyo G/banaadir. Xulalka maamul Goboleedyada ayaa soo wada…
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay horumarka laga gaaray amniga iyo sidii ciidamada…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran iyadoo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin, kuwaasoo diiday isu socodka dadka…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin…
Qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii Soope ee loo qaaday dalka Turkiga ayaa laga soo sagootiyay dalkaasi, kadib markii ay bogsadeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari ka dhacay magaalada oo maanta xaalad amni ku jirtay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda la xiray arrimo ammaan dartood.
Waxaa maanta si KMG ah loo diiwaangeliyay 7 xisbi siyaasadeed oo ka mida xisbiyo badan oo dalka iyo dibadda lagu…
Waxaa si lama filaan ah u sii korortay tirada dadka ku dhintay qarixii Soope, kadib markii guddiga gurmad uu soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xaaladda amniga caasimadda iyadoo howolgallo baaritaan oo xoog leh…
Dood dadweyne oo ku saabsan Miisaaniyadda dowladda ee 2018 ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Qoys ay dhul isku heystaan caruurta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhulka ku yaalla degmada Wadajir la siyaasadeeyay.
Golaha Amniga Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amarro ku saabsan amniga caasimadda Muqdisho.
Guddiga Gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Soope ee 14-ka Oktoobar 2017 ayaa shaaciyay tiro cusub oo ku saabsan dadkii ku…
