Browsing: Banaadir
Dabkey hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa maanta dil khaarijin ah ka fuliyay magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa dib ugu soo celiyey dhul uu lahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi yuusuf Axmedoo ku yaala…
Ciidamada nabadsugidda ee ISA ayaa gacanta dhigey rag lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka haweeney waayeel ahayd oo dhowaan toogasho…
Ciidamada Booliska, qeybta denbi baarista ayaa howlgalkii ugu balaarnaa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Munaasabadaan lagu sagootinaayay Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xamud ayaa Xalay lagu qabtay Xarunta Aqalka dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday fariisin ay…
Ciidamada booliska iyo maleeshiyo ayaa ku dagaalamaya xaruntii safaarada Mareykanka Muqdisho oo loo yaqaan Siligga ee degmada Wadajir, G/Banaadir.
Guddiga Gurmadka Qarixii Soope ayaa qaaday tallaabo uu ku saacidayo dadkii qoysaskooda ku saamoobeen qaraxa.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Riyaad kula kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo degan dhulka sharci darrada ah ee xarunta safaaraddii hore ee Mareykanka…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa ku dagaalamay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Sanca, degmada Yaaqshiid.
Shirkadda Nadaafadda Muqdisho ayaa xalay lagu weeraray bam lagu tuuray gaari ka mida kuwa qashinka qaada.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo taagay eedeysanayaal Alsahbaab u qaabilsanaa sahminta iyo qarxinta Baararka magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad ayaa ciidamada Nabadsugidda iyo kuwo milateri ah ku dhex maray degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Maxamed Cumar Maxamed wuxuu ku dhashay Xanuunka dhanka Wadnaha ka haya, waxaana waalidiinta dhalay oo danyar ah ay Awoodiwaayeen in…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay qaab cusub oo deriseyn ah oo lagu sugayo…
Wararka Muqdisho ka imaanaya waxey sheegayaan inaan weli la aasin xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ay shalay Muqdisho ku dileen…
Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan ninkii geystay dilkii xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda hoose ee Minishiibiyada uu si bareer cad…
