Browsing: Banaadir
Mar kale ayay ilaalada madaxda dowladda Soomaaliya ku lug yeesheen dilka muwaadin kale oo isna ah xildhibaan maamul Goboleed.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta Guddoonsiiyay Visa Caafimaad Waalidka dhalay Wiil 7-Sano jir ah oo wadnaha ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab xoog leh uu ka kacay suuq ku yaalla magaalada Muqdisho.
Nin sida xubno ka mida jirka Bani’aadamka ayaa cabsi weyn ku dhaliyay dadka Muqdisho, kadib markii lagu qabty duleedka Muqdisho.
Taliyihii Ciidamada Booliiska ee Qeybta Galbeed Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday, iyadoo taliye cusub xilkaasi loo dhiibay.
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka…
Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa 1 Milyan oo doolar ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ka dhacday Isgoyska…
Tan iyo markii ay Soomaaliya xornimadeeda ka qaadatay Dowladihii gumeysiga ee Talyaaniga iyo Ingiriiska lixdameedyadii, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar ay koox hubeysan xalay ku qaadeen bar fadhiyaan ciidamada xasilinta ee magaalada…
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan oo shirjaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Amar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay ciidamo fadhigoodu ahaa xarun baaris.
Waxaa si weyn baraha bulshada u qabsaday dood ka dhalatay hadal uu jeediyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ku dhex…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtey Doon nooca dheereysa ah oo lagu ilaalinayo xuduudaha Badda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay nabadoon caan ahaa ku khaarijisay magaalada.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo arrimaha magaalooyinka Afrika…
Maamulka Jaamacadda Jobkey ayaa iska bari yeelay war maalmo ka hor lagu faafiyey wargeyska New Vision ee ka soo baxa…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay raashin dhacay, oo la doonayay in laga saaro Dekedda Magaalada Muqdisho si loogu…
