Browsing: Banaadir
Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada iyo shakhsiyaadka loo qabtay Qaraxii weynaa ee 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, isagoo ka qeyb galaya shir…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu waday ruux is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday Kolonyo ka tirsan CiidamADA AMISOM …
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday ciidamada AMISOM.
30 Maalmood ayaa laga joogaa markii qarixii weynaa ee lahu hoobtay uu ka dhacay Isgoyska KM 5 ee Soope magaalada…
Guddiga Gurmad Qaran ee Soomaalida Kenya oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay saaka soo gaareen.
Waxaa sii kordhayo muranka ku aadan dhul ku yaal agagaarka Beerta Jaadka lagu iibiyo ee Magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo…
Maxaa ka jira in Baabuur AMISOM oo Qaraxyo lagu soo raray ku jiraan magaalada Muqdisho..? [Dhageyso]
Taliyaha xilka sii haya ee Booliska Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa si kulul uga hadlay warar laga fidiyay xaaladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada dowladda ay qof ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Wasaaradda Amniga Somaliya ayaa war ksoo saartay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho iyo tallaabooyin loo qaaday sidii loo xoojin lahaa nabadgelyada.
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga oo la sheegay inuu galay tuhun ku saabsan inuu ku lug lahaa weerarkii Alshabaab ku…
Ciidamadad dowladda ayaa bilaabay inay hubiyaan oo ay baaraan gaadiidka AMISOM ee maraya meelaha muhiimka ah ee magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sargaal ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka lagu weeraray gurigiisa magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe C/llaahi Maxamed Xuseen (Geeldoox) ayaa sheegay in lagu rasaaseeyay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka ku saabsan xaaladda ammaanka ee Garoonka Muqdisho.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya caawa olole ku saabsan amniga degmooyinka G/banaadir oo ka…
AMISOM ayaa si kulul u beenisay in la xiray Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde iyo xaaladda amni ee saldhigga…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee sii haya xilka Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo wax looga…
AMISOM ayaa joojisay muddo 5 maalmood dhammaan wixii shaqo iyo dhaqdhaqaaq ah ee ka socday degaanka xalane ee ku qabsan…
