Browsing: Banaadir
Shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane ee Saldhigga ugu weyn AMISOM ayaa hakad ku jirta, waxaana…
Dabley hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka ku toogtay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa olole ugu jira inuu la wareegto ammaanka Gobolka Banaadir.
Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Shariif) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Mid ka mida dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa ka badbaaday qarax lagu khaarijin lahaa oo loogu xiray gaarigiisa, balse…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Muqdisho ay joojiyaan gaari weyn oo khudaar ku rarneyd,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax gaari uu saaka ka dhacay magaalada.
Sanadkan socda ayaa noqonaya kii ugu badnaa ee qaraxyo lagu dilay dadka Muqdisho, iyadoo warbixin laga soo saaray tirada dadkii…
Puntland ayaa Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliyta ku wareejiyey lacag ku dhow Nus Milyna Doolar oo madaxda iyo shacabka Puntland ay…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay in Wasaaradiisa ay kordhisay Canshuurta laga qaado Badeecadaha kasoo dega Dekadda…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuur dheeraad ah ku soo rogtay badeecadaha kasoo dega dekadda weyn ee Muqdisho.
Roob xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay khasaare nafeed iyo burburka wadooyinka magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tisan ciidamada dowladda lagu toogasho lagu dilay.
War cad oo kasoo baxay Guddiga Somalia u qaabilsan Mareykanka ayaa lagu amray muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Gaari looga shakiyay waxyaabaha qarxa uu sababay in la xiro Wado…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si weyn u difaacay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed xilli uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa gaari lagu soo xiray miino uu ku qarxay magaalada.
XOG: Waare & Xaaf oo fadeexad ka raacday diidmadii ka qeybgalka Guddoomiye Taabit ee Shirka Muqdisho
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa fadeexad ka raacday kadib markii ay ka hor yimaadeen in guddoomiyaha G/Banaadir uu ka…
Isku day lagu doonayay in Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed looga hor istaago ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka…
Weerarrada iyo qaraxyada dib u soo laba kacleeyay kadib dhow bilood oo xaaladu deganeyd, iyagoo ka awood badan kuwii hore,…
