Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xubno isugu jira wasiiro iyo culimaa’udiin laga soo badbaadiyay Hotelka Naasahablood 2 oo…
Is-rasaaseyn iyo qaraxyo ayaa saqdii dhexe ee caawa kadib weli ka socota hotelka Naasa-hablood 2 oo ay ka dagaalamayaan dabley…
Wasiir ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerarka Alshabaab ku qaaday hotelka Naasa-hablood…
Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa ka socota Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho oo maanta lala beegsaday qaraxyo, isla markaana…
Qaraxii weynaa ee ka dhacay galabta iridka Hotelka Naasahablood 2 oo u dhow Baarka Banooda ayaa la ogaaday inuu ahaa…
Dad kala duwan ayaa ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalaada Muqdisho oo lala beegsaday Hotelka Naasahablood 2 ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo dad ku xayiran yihiin hotelka Naasahablood 2 oo galabta qarax…
Qaraxyo mataano ah oo waaweyn ayaa galabta ruxay magaalada Muqdisho laba toddobaad kadib qarixii weynaa ee ka dhacay Isgoyska Soope…
Laba qarax oo waaweyn iyo weerar toos ah ayaa laga beegsaday Hotelka Naasahablood II ee ku yaala degmada Xamarweyne ee…
Qarax labaad ayaa ka dhacay agaagarka hotelka Naasa-hablood 2 ee uu qaraxii hore ka dhacay, waxaana la maqlayaa rasaas xoog…
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax xoog leh ayaa lala beegsaday mid ka mida hoteelada magaalada Muqdisho oo ku dhow xeydaabka Madaxtooyada Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa dil ku fulisay guddoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maamul Goboleedyada Soomaaliya ay dalbadeen in shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa shaaciyay in la furayo wadooyinka xiran ee magaalada.
Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay agagaarka Ex. Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyey ololihii nadaafadda ee bilaha aheyd taasoo la sameeyo bil kasta si wax looga badalo bilicda…
Qaraxii weynaa ee 14-kii bishan Oktoobar ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid la siyaasadeeyay iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Guri ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, kaasoo qasaare dhaliyay.
