Browsing: Banaadir
Qarax ayaa caawa qabsaday guri ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan kasoo baxeen qaraxa iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta shan qof oo dhaawac ah u dhoofiyay dalka Kenya si halkaasi loogu soo daweeyo.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar Qarax weyn loo adeegsaday oo Alshabaab ay la beegsadeen kolonyo ka tirsan…
Kooxda dhalinyaradda la baxday Gurmad Qaran oo curatay kadib markii uu dhacay qarixii sababay musiibadii qaran ee ka dhacay isgoyska…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxaa…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu kafaalo qaaday waxbarashada ardaydadii Aabayaashood ku waayey qaraxii musiibada ahaa ee 14 Bishaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray cidiamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Amar kasoo saaray askari ka tirsan ciidamada Booliska oo 21-kii bishan qof shacab ah ku…
Ehalada nin shalay lagu dhex dilay saldhiga Booliska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa diiday inay aasaan meydka iyagoo dalbaday…
Hal arday ayaa ku dhintay, laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray oo midkood xaaladiisu liidato kadib markii ay rasaas ku…
Taariikhda weerarrada argagixiso ee ugu waaweynaa uguna dhimashada badnaa Dunida waxaa markii ugu horeysay kaalimaha hore kasoo galay Qaraxii weynaa…
Markii magaalada Muqdisho ay lasoo deristay murugadii weyneyd ee qaraxii Isgoyska Soope 14-kii Oktoobar 2017, ayna boqolaal qof noqdeen wax…
Baaritaanka qarixii weynaa ee toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maraya meel xasaas ah iyadoo ay ku soo biireen…
Isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaa maanta dib loo furmay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay qasaaraha qaraxii Mudisho ee ka dhacay 14-kii Oktoober Igsgoyska Zoobe.
Dowladd Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay warbixin ku saabsan weerarkii qasaaraha badan dhaliyay ee sabtidii hore 14-ka Oktoobar ka dhacay…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Restaurant Karmel, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Bannaanbax duco ah ayaa salaadii Jimcaha kadib ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho, halkaasoo dad boqolaal ah ay kulan…
